Guddoomiye Cali Jeyte oo Ballanqaad lacageed u sameeyay Dagaalyahanada Al Shabaab ee …

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa ballanqaad lacageed u sameeyay dagaalyahanada katirsan Al Shabaab , kuwaa uu ku dhiiro galiyay in ay soo dilaan saraakiil iyo xubno kale oo kooxdaasi kala tirsan. Cali Jeyte ayaa sheegay ninkii katirsan Al Shabaab ee soo dila Shabaab kale kana soo baxsada in uu siin doono lacag gaareysa … Continue reading Guddoomiye Cali Jeyte oo Ballanqaad lacageed u sameeyay Dagaalyahanada Al Shabaab ee …